Cali Rooba oo shaaciyay in Wadooyinka Mandheera 50% ay maamulaan Al Shabaab

Dagaalyahanada Al Shabaab ayaa kusii xoogeesanaya gudaha dalka Kenya gaar ahaan gobolka Waqooyi bari, halkaas ay si joogto ah uga geestaan weeraro ciidamada amaanka Kenya ku guul dareestyeen in ay ka hortagaan. Gudoomiyaha Mandheera Cali Ibraahim Rooba ayaa shaaciyay in Al Shabaab kusii xoogeesanayaan Mandheera iyo deegaanada hoostaga, waxa uuna cadeeyay in Al Shabaab saameyn … Continue reading Cali Rooba oo shaaciyay in Wadooyinka Mandheera 50% ay maamulaan Al Shabaab